Soomaaliya oo Midowga Afrika ka dalbatay in laga qaado Xayiraada dhinaca hubka

Sii hayaha wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cusmaan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa magaalada Lusaka ee caasimadda dalka Zambia uga qeyb galay shirka 41-aad ee caadiga ah oo ay bartamaha sannad kasta isugu yimaadaan golaha fulinta Midowga Africa. Wasiiru dawlaha arrimaha dibadda Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cusmaan … Continue reading Soomaaliya oo Midowga Afrika ka dalbatay in laga qaado Xayiraada dhinaca hubka